Madaxweyne Biixi oo fariin culus hawada u mariyey Masuuliyiinta Puntland

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhawaaqay in maamulkiisa sii deynayo Maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii degaanka tukaraq ku dhexmaray Puntland iyo Somaliland. Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Puntland ay u wadaan Nabad iyo walaaltinimo iyo inay xasilooni ku wada noolaadaan,isla markaana uu dhexmaro ganacsi iyo xiriir wanaagsan si looga gudbo dhibaatooyinkii horay u … Continue reading Madaxweyne Biixi oo fariin culus hawada u mariyey Masuuliyiinta Puntland